SHEEKO XARIIR

 CABDULLAAHI YOONIS XASAN



Sheekadan waxaa qoray  cabdallullaahi yoois xasan xuseen 

wuxuu dhashay taariikhda markay aheed 25/12/1998 kii ,

wuxuu kudhashay degmada afgooye tuulo ku taalo kutaalo  laguna magacaawi jiray mariixaan hadana lagu magacaawo dhajalaq

wuxuu kusoo barbaaray degmada hodan ee xaafada barmuudo

2009 kadib wuxuu kunool yahay degmada wadajir ee xaafada xasan jiis ,

dugsi quraan wuxuu kasoo bilaaway degmada hodan / barmuudo

wuxuu kudhameystay degmada wadajir / xasan jiis/ iskuulna ku bartay 2011 kii

iskuul lagu magacaabo ex-gahayr (al-nujuum) premary and secondary school,

wuxuu dhameeyay dugsiga sare ee fasalka afaraad 2016kii, intaa waxaa udheereed barashada comuter ka 2015-16kii wuxuuna ahaa macali enlish iyo soomaali  20116 - 18kii 

2016 kii  wuxuu bilaaway jaamacad lagu magacaabo horn of africa (h a u) 2 semistar kaddib wuu iskaga baxay jaamaca cilad dhaqaale aawgii, intaa kadib waxa uu bilaaawey inuu barto sharqaan sida dharka loogu tolo 2019-22kii wuxuu ahaa arday barta sida sharqaanka loo tolo wuuna kuguuleestay

2023kii wuxuu bilaaway inuu ku shaqeysto ,

waalidiin

cabdullaahi yoonis xasan waxaa ladhashay wiil iyo gabar oo asaga uweyn yahay waxaa lanool hooyo 

halka aabe yoonis uu ku nool yahay dalka sacudiga jida killo 7 ,

wuxuu jeclaa kubada cagta inuu ciyaaro salaxa ama  futsel ka iyo mida bacaad ka ,

films ka iyo  games ka oo aad uxiiseeyo    walow hada uu kafariistay kubada cagta,

wuxuu jeclaaa in uu noqdo computer software eng nasiib daro  uma suuro galin

balse online ka uyuu ku xirnaa uu wax kabaran jiray barnaam kusaabsan computer ka . wuu dadaalaayaa hada saacadu ay tahay 22:24pm/ 9/3/2023ka, saacado kadib wuxuu fariisan doonaa sharqaan si uu utolo dhar waliba diracyo fashion kuna jiraan bac buluug ah waayo shaqadiisa waa sharqaan wuxuu rajeynayaa inuu online ka shaqo kahelo ,

wuxuu leeyahay youtube channel lagu magacaabo dhiblaawe-tech 16 videos auyuu uploud gareeyaya   

channelkaan wuxuu sameeyay 2021 kii wili wuu ku dadaalayaa,
sidoo kale website kaan hada taariikhda lagu qoraayo qofka sameeyay iyo qofka qoraya waa cabdullaahi yoonis xasan wuxuuna sameenaayey saakay ilaa waqti xaadirkaan allah ayaa u fududeeyay
website k weli uma sameyn domain name ( .com) website ka lagu aqoonsado ama lagusoo raadiyo wuxuuna isku xirayaa yotube ka iyo website ka sawabtoo ah website ka wuuna soo gaba gaben doonaa i,a . mida kale wuxuu doonayaa inuu sameesto pasport dalka sawabtoo ah shaqooyinka online ka laga helo waxaa qasab ah pasport , leesin gaari ama id card in lagaa helo la,aantooda waxba makuu sooro galayaan accounts xitaa masameesan kartid 
dalalka kale waxaa u shaqeeya  accounts ka kala ah paypal, payoneer, perfect money, payeer, iyo wixii lamid ah , paypal ayaa u fiican balse somalia kama shaqeeyo , marki laga reebo perfect , payoneer, payeer, marki laga reebo perfect , inta kale waxaa qasab ah passport iyo wixx lamid ah perfect shirkadaha badan kood ma isticmaalaan, oo waxay u badan yihiin paypal, payoneer, akoonada caadiga , visa card, master card, lkn dadaalaa wuugaaraa ,
 


No comments:

Post a Comment